Koorsooyin koo kooban Oo lagu baranaayo caafimaadka indhaha ayaa kuugu diyaar ah Jaamacadda Culuumta iyo Tiknoolojigan oo ay iska kaashanayaan isbitaalka takhasusiga ah ee Al-Ihsan, yaana lagaa buuxin ee hore u gaadh.