Qayb ka mid ah tababarkii labada cisho ah ee cinwaankiisu ahaa, Scientific Research Methods and Advanced Thinking, ee lagu qabtay xarunta jaamcada culuumta iyo teknoolajiga.