Jaamacada culuumta iyo tiknoolajiga waxay bixinaysaa takhasusyo ku baxaaya luuqadaha Afcarabiga iyo Englishka. waxa kale oo ay u samaysaa ardayda is qorta bilaha September iyo October qiimo dhimis 20% ah.