Dadka danaynaya kalkaaliye Dhaqaatiirta Indhaha iyo daawayntooda waxay kuu diyaarisay University of Science and Technology iyo Al-Ihsan Hospital

Koorsooyinka hoos ku xusan:
Taasoo kor u qaadaysa helitaan kaaga fursado shaqo oo ku salaysan xirfadaha aad ku baran doonto koorsooyinkan
is qoristu way socotaa ee hore ugaadh.
Addresska:KPP,Hodan Dabaqa 5aad ee hospitalka Al-Ihsaan Hospital .
wixi faahfaahin ah ee intaa dheer kalaso xidhiidh:+252619425899
ama Emailka jaamacada: Info@ustedu.org